U gudub tusmada ugu weyn
Tusmada Ugu Weyn

Sida la iskaga diiwaangeliyo MinnesotaCare iyo Medical Assistance

Hel daryeelka caafimaadka aad mudan tahay 

MinnesotaCare waxay u adeegtaa shakhsiyaadka iyo qoysaska dakhligoodu hooseeyo.

Qorshahan waxaa laga heli karaa goboladan: Anoka, Carver, Dakota, Hennepin, Ramsey, Scott, St. Louis, iyo Washington.

Sida la iskaga diiwaan geliyo

Booqo mareegta Gobolka Minnesota si aad u ogaato in aad u qalanto oo aad isku diiwaangeliso:

Onlaynka:

Onlayn ahaan uga codso barta MNsure

Telefoonka:

Raadi:

Ka raadi Hagaha Caawinta si aad u hesho caawimada diiwaangelinta ee kuu dhow

Ma u baahan tahay Caawin?

Khabiirada qorshaha UnitedHealthcare Community Plan ee Minnesota way ka jawaabi karaan su'aalaha.

Waxaan sidoo kale kaa caawin karnaa adeegyada turjubaanka, oo ay ku jiraan Luqadda Dhegoolayaasha ee Mareykanka.

Naga soo wac lacag la'aan lambarka 1-888-269-5410, TTY 711
8 sn.– 6 gn., waqtiga maxalliga ah, Isniinta – Jimcaha

Powered by Translations.com GlobalLink OneLink SoftwarePowered By OneLink