U gudub tusmada ugu weyn
Tusmada Ugu Weyn

Families and Children Medical Assistance (Medicaid) Xiriiriyeyaasha Macluumaadka Caafimaadka

 Talada caafimaaad ee aad uga baahan tahay, cid aad ku kalsoon tahay.

Ma riiraxyo ama hargab baa? Miyuu ilmahayga ciyaari karaa isboorti hadduu qabo neef? Sideen ugala hadlaa gabadhayda wax ku saabsan isbeddeladeeda jireed?

U hel jawaabo su'aalahaan caafimaad iyo ku kale oo badan adoo gujinayo xiriiriyeyaasha hoose.

healthfinder®
xiriiriyeyaasha healthfinder® ee macluumaadka iyo mareegaha sida taxadarka leh looga xulay 1,700 kuwa hay'adaha caafimaad.

myuhc.com
Xubin ka tirsan Community Plan ahaan, hal gujin keliya ayaa kuu jirta wax kasta aad u baahan tahay si aad mas'uul uga noqoto macaashyadaada caafimaad ee gaarka ah. Iska diiwaangeli myuhc.com oo arag sida aaladaha xoogga leh iyo sifooyinka cusub kuugu beeqaamin karaan waqtiga oo kaaga caawin karaan inaad caafimaad-qabto.

LiveandWorkWell
Degelka Optum ee Liveandworkwell.com waa dhigaal xubin ah si uu kaaga caawiyo kor u qaadida caafimaadka maskaxda ee wanaagsan, adkeysiga, iyo dheelitirka shaqada/nolosha.

Text4baby
Waxaad heli kartaa farriimo gaagaaban oo ku saabsan uurka iyo sannadka ugu horreeya ee ilmahaaga.

311 Minnesota
Garaac 3-1-1 si aad u wacdo gudaha Minnesota ama 612-673-3000, TTY 711
311 - Magaalada Minneapolis (minneapolismn.gov)

U hel kullamada Alcoholics Anonymous (AA) gobol ahaan

Kullamada onlaynka ah ee AA

Kullamada onlaynka ah ee Al-Anon

Mu'asasadda Dheelitirnaanta Maskaxda (horaan BP Kids) (onlaynka iyo fool-ka-fool labaduba)

Isbahaysiga Taageera Niyadjabka iyo Laba-cirifoodka (onlaynka iyo fool-ka-fool labaduba)

Hay'adda Caafimaadka Maskaxda ee Mareykanka

Kullamada Narcotics Anonymous (NA) goob ahaan.

Isbahaysiga Qaran ee Xanuunka Dhimirka (NAMI, National Alliance on Mental Illness).

Xiriirka Qaranka ee Qoysaska U Taagan Caafimaadka Dabeecadda ee Carruurta (National Federation of Families for Children’s Behavioral Health)

Kooxda taageerada waalidnimo.

Kooxda taageerada onlaynka ah ee rabshadaha qoyska.

Dhigaalada loogu talagalay dad gaar ah:

Dhigaalada Afrikaan Ameerikaanka:

Dareenka iyo Caafimaadka Maskaxda Wadareed ee Dadka Madow (BEAM, Black Emotional and Mental Health Collective).

Isbahaysiga Caafimaadka Maskaxda ee Dadka Madow (Black Mental Health Alliance).

Caafimaadka Lama Huraanka Haweenka Madowga ah (Black Woman’s Health Imperative).

Raysashada Ragga Madow (Black Men Heal).

Dhigaalada Aasiyaanka iyo Dhaladka Jasiiradaha Baasifiga:

Caawinta caafimaadka maskaxda ee Aasiyaanka iyo Jasiiradaha Baasifigga.

Caawinta qabatinka ee Aasiyaanka iyo Dhaladka Jasiiradaha Baasifigga.

Dhigaalada Isbaanishka:

Caawinta caafimaadka maskaxda ee Isbaanishka.

Dhigaalada bulshada LGBTIQ+:

Xarunta Qaranka ee Sinnaanta Laga-roonaha (National Center for Transgender Equality).

Xarunta Caawinta Qaranka ee LGBT (LGBT National Help Center).

Mashruuca Trevor (The Trevor Project).

Dhigaalada Halyeeyada:

Adeegyada Caafimaadka Maskaxda ee Halyeeyada.

Dhigaalada Halyeeyada.

Dhigaalada Kahortagga is-dilka iyo Dhibaatada

Khadka Nolosha ee Kahortagga Is-dilka1-800-273-TALK (1-800-273-8255)
Kala hadal onlaynka adoo u maraya xiriiriyahan

Khadka Nolosha ee Kahortagga Is-dilka Isbaanishka1-888-628-9454
XUSUUSIN: Waxay sidoo kale bixiyaan adeegga Turjubaanka ee Fogaan-aragga oo taageeri kara 150 luqadood.
Kala hadal onlaynka adoo u maraya xiriiriyahan

Khadka Dhibaatada Halyeeyada – 1-800-273-8255 oo Riix 1.
U dir farriin gaaban 838255 si loo helo taageero qarsoodi ah 24 saac maalintii, 7 maalmood isbuucii, 365 maalmood sanndkii.
Kala hadal onlaynka adoo u maraya xiriiriyahan 

Khadka Dhibaatada Dhalinyarada LGBTQ ah– 1-866-488-7386
U dir farriin gaaban 678678 si loo helo taageero qarsoodi ah 24 saac maalintii, 7 maalmood isbuucii, 365 maalmood sanndkii.
Kala hadal onlaynka adoo u maraya xiriiriyahan

Wax Badan Ogow

Minnesota Families and Children and Minnesota Care 

Powered by Translations.com GlobalLink OneLink SoftwarePowered By OneLink