Waa caafimaadkaaga. Context link Waa xulashadaada. Context link
Qof waliba wuxuu u qalmaa daryeel caafimaad oo la awoodi karo, oo aad ku jirto adigu. Context link
Dadka da'da ah, indhoolayaasha ah ama naafada ah iyo daryeelayaasha carruurta ku jira daryeelka korinta, waa inay eegaan UnitedHealthcare Community Plan. Context link
Waxaan haynaa manaafacaad barnaamij iyo waxyaabo dheeraad ah oo isbaddal dhab ah oo wanaagsan ku samayn kara noloshaada. Context link Waxaas oo idil oo wax kharash ah aan kuugu kacayn! Context link
- Caymiska Ilkaha Context link
- Caymiska aragga Context link
- Gaadiidka ballamaha caafimaadka iyo safarrada kale ee la oggolaaday Context link
- 24/7 Laynka Kalkaalisada ayaa ka jawaabaya su’aalahaaga caafimaadka Context link
Mararka qaarkood, waxaa laga yaabaa inaad u baahato cawimaad yaroo dheeraad ah. Context link Hel waxyaabo dheeri ah oo aysan caymin Medicaid. Context link
- Taageero go'an oo laga helo isla u doodaha Adeegyada Xubinta mar kasta oo aad na soo wacdo Context link
- Xubin cusub ahaan, hel $50 kaadhka hadiyadda marka aad dhammaystirto qiimayntaada caafimaad Context link
- Barnaamijkeena Jidkayga waxa uu bixiyaa talooyin waxtar leh oo loogu diyaargaroobo qaangaadhnimada Context link
- Wax ka baro barnaamijyadayada gudbinta ee internet-ka jaban ama taleefanka gacanta ee bilaashka ah Context link
Waxaanu sidoo kale bixinaa agabyo kugu caawinaya inaad sida ugu wacan uga faaiideysato qorshahaaga. Context link
- Keenista sonkorowga Context link
- Booqashada wanaagsan iyo tallaalada
- Daawooyinka dhakhtarku qoro
- Adeegyada caafimaadka maskaxda iyo xanuunnada isticmaalka maandooriyaha
Booqo IN dot gov slash Medicaid wixii macluumaad dheeraad ah.
Waxaan kugu caawinaynaa sidii aad ugu noolaan lahayd nolol intii hore ka caafimaad badan. Context link
Waxaan halkan u joognaa waa adiga, Indiana. Context link
Xasuusnoow inaad xulato Qorshaha Bulshada ee UnitedHealthcare. Context link
Oo hel qorshaha kuu leh wax intii hore kabadan. Context link
Si aad wax badan uga ogaato Qorshaha Bulshada ee UnitedHealthcare, Context link
booqo UHCCommunityPlan dot com forward slash IN. Context link