Hamm … waxay u egtahay il-mariskaagu (browser) inuu duugoobay.
Aan cusboonaysiinno il-mariskaaga si aad ugu raaxaysato mahadhada degdeg badan, ee degelka aadka u sugan.
Loogu Talagalay Xubnaha
Aan ka dhigno mid sidii hore ka fudud si aad u aragto macluumaadka qorshahaaga
Hadda iska diiwaangeli myuhc.com/CommunityPlan
Horay ma u diiwaangashanayd? Gal
Qorshayaasha caafimaadka qaarkood kuma xirna myuhc.com/CommunityPlan. Macluumaad ku saabsan qorshahaaga, fadlan isticmaal qalabka hoose Raadinta Degdegga ah, ama wac lambarka Adeegyada Xubinta ee ku yaala dhanka dambe kaarka aqoonsiga (ID) xubinimadaada.


Raadinta Degdegga ah
Waqtiga ma kaa dhacayaa? Geli koodhka ZIP-kaaga qaybta hoose si aad u hesho macluumaadka guud ee qorshaha caafimaadka, raadso daryeel-bixiyeyaasha, oo raadi caymiska daawada ee UHCCommunityPlan.com.
Marka aad haysato wakhti badan, xaqiiji inaad iska diiwaangeliso myUHC.com oo aad soo dejisato abbka UnitedHealthcare® si ay kuu siiso agabka kaa caawinaya isticmaalka qorshahaaga. Waxay qaadataa dhowr daqiiqo in la isdiiwaangeliyo.
Xiriiriyahan ayaa la diyaariyaa si aad macluumaad uga hesho mareegta qolo saddexaad. Xiriiriyahan ayaa loo bixiyaa oo keliya si habboon, mana ahan ayidida waxa ku jira mareegta ay leedahay qolo saddexaad ama alaab ama adeeg kasta oo lagu bixiyo mareegtaas. Annagu mas'uul kama nihin alaabaha ama adeegyada la bixiyo ama waxa ku jira degel kasta oo nagu xiriirsan ama xiriiriye kasta oo ku jira shabakad nagu xiriirsan. Ma samayno wax matalaad ah oo ku saabsan tayada alaabaha ama adeegyada la bixiyo, ama waxa ku jira ama saxnaanta agabyada ku jira mareegaha caynkaas ah.