Hamm … waxay u egtahay il-mariskaagu (browser) inuu duugoobay.
Aan cusboonaysiinno il-mariskaaga si aad ugu raaxaysato mahadhada degdeg badan, ee degelka aadka u sugan.
Ma u baahan tahay in lagaa caawiyo helida qorshaha? Waxaan halkan u joognaa inaan ku caawino
Wakiiladayada Iibka ee Sharciyaysan waxay diyaar u yihiin inay ku siiyaan fiiro gaar ah oo fool-ka-fool ah oo ay uga jawaabayaan su'aalaha ku saabsan:
- Medicare ama Qorshayaasha Laba Geesoodka ah ee Dadka Qaba Baahiyaha Gaarka ah
- Dhamaystirka qiimaynta baahiyaha
- Helitaanka iyo iska diiwaangelinta qorshaha UnitedHealthcare oo laga yaabo inuu kugu habboon yahay
Waxaan bixinaa qorsheyaasha caymiska caafimaadka oo kala duwan oo la xiriira Medicare. Doorashada qorshaha waxay noqon kartaa mid adag. UnitedHealthcare waxay halkan u joogtaa inay kaa caawiso inaad fahamto dooqyadaada. Waxaan dib-u-eegi doonaa baahiyaha daryeelka caafimaadkaaga waxaana kaa caawin doonaa inaad doorato qorshaha UnitedHealthcare -- ama qorshayaasha isku-dhafan -- ee laga yaabo inay kugu habboon yihiin.
Foomka codsiga xiriirka
* - waxay tilmaamaysaa goobta waajibka ah.
Markaad soo gudbiso foomkan, waxaad oggolaatay in wakiilka iibka ee sharciyaysan ee UnitedHealthcare uu kaala soo xiriiri karo wax ku saabsan qorshaha Medicare ama Qorshayaasha Laba Geesoodka ah ee Dadka Qaba Baahiyaha Gaarka ah