U gudub tusmada ugu weyn
Loogu Talagalay Xubnaha (Wuxuu ku furmaa qayb cusub)
Tusmada Ugu Weyn

Maxay bixiyaan qorshayaasha caafimaadka laba geesoodka ah Context link

La Soo Geliyay: Janaayo 17, 2020

Taariikhda Ugu Dambaysay ee La Cusbooneysiiyay: Context link Maarso04, 2022 Context link

Caymiska Laba Geesoodka ah ee Medicare iyo Medicaid: Hel caymis ka badan marka loo eego kan Medicaid ama Medicare oo keligood ah. Context link

Qorshaha Laba Geesoodka ah ee Dadka Qaba Baahiyaha Gaarka ah (sidoo kale loo yaqaano D-SNP ama qorshaha caafimaadka laba geesoodka ah) ayaa la shaqeeya qorshahaaga caafimaadka ee Medicaid. Waad haysan doontaa dhammaan macaashyadaada Medicaid. Waxaad heli kartaa macaashyo ka badan kuwa Original Medicare. Original Medicare wuxuu daboolaa ku jiritaanka isbitaalka iyo booqashooyinka dhakhtarka.

Waa maxay labada caymis? Qorshaha laba geesoodka ah eeloo qalmi karo waa inuu ku siiyaa caymis la mid ah kan Original Medicare. Balse labada caymis ee Medicare iyo Medicaid waxa kale oo laga yaabaa inay ku jiraan macaashyo iyo s siyaado ah. Waxyaabaha ay ka midka yihiin caymiska ilkaha, aragga iyo maqalka, iyo qaar kale oo badan. Waxaa sidoo kale laga yaabaa inaad ka hesho dooqyo iyo dabacsanaan badan.

Hel hagahaaga qorshaha laba geesoodka ah oo bilaash ah

 Wax kasta oo aad uga baahan tahay inaad ka ogaato Qorshaha Laba Geesoodka ah ee Dadka Qaba Baahiyaha Gaarka ah oo ku jira hal, hage oo habboon.

Waxa laga yaabaa inaad hadda haysato

Waxa aad haysan karto

Macaashyada Medicaid

Sanduuqa calaamadaynta waa la asteeyay
Sanduuqa calaamadaynta waa la asteeyay

Ku jiritaanada sbitaalka

Sanduuqa calaamadaynta waa la asteeyay
Sanduuqa calaamadaynta waa la asteeyay

Dhakhtarka iyo
daryeelka bukaan-socodka

Sanduuqa calaamadaynta waa la asteeyay
Sanduuqa calaamadaynta waa la asteeyay

Daawooyinka dhakhtarku qoro

Sanduuqa calaamadaynta waa la asteeyay
Sanduuqa calaamadaynta waa la asteeyay

Dhakhaatiir badan oo la dooran karo

Sanduuqa calaamadaynta waa la asteeyay

Isbitaalo badan oo la dooran karo

Sanduuqa calaamadaynta waa la asteeyay

Rijeetooyinka dheeraadka ah
caymiska daawada

Sanduuqa calaamadaynta waa la asteeyay

Macaashyada dheeraadka ah

Sanduuqa calaamadaynta waa la asteeyay

Macashyada siyaadada ah ee wax kharash dheeraad ah ku baxaynin

Qorshayaasha UnitedHealthcare Dual Complete® waxaa ku jira macaashyo iyo sifooyin dheeraad ah oo badan. Dhammaan lacag hooseeysa oo dhan $0 oo carbuunta caymiska ah oo loogu talagalay xubnahayaga.

Haddii aad u-qalanto faa’iidada buuxda ee u qalmitaanka labada ah, waxaad heli kartaa faa'iidooyin badan oo dheeraad ah sida caymiska ilkaha, dhibco si aad ugu iibsatid alaabta OTC iyo raashinka caynisan, qalabka la socodka xaaladaha degdega ah ee shakhsiyeed, daryeelka cagaha iyo xubinnimada jimicsiga. Context link Kuwaani waa dhawr tusaale oo ah macaashyada siyaadada ah ee ku jiri kara caymiska caafimaadka ee laba geesoodka ah.

Waxaad ku raaxaysan kartaa macaashyo iyo sifooyin siyaado ah sida kuwaan:

Daryeelka ilkaha ee joogtada ah

Helitaanka kaqaybgalka
xarumaha jirdhiska Context link

Dhibcaha si aad u iibsato alaabta OTC Context link
iyo raashinka caymisan Context link

Booqashooyinka daryeelka cagta ee joogtada ah Context link

Baaritaanada indhaha, iyo dhibcaha
loogu talagalay indha xirashada Context link

Cuntooyinka la keeno guriga
(marka caafimaad ahaan lagama maarmaan tahay) Context link

Baaritaanada maqalka, iyo dhibcaha
loogu talagalay qalabka maqalka Context link

Booqashooyinka guriga ee laga helo
dhakhtar xirfad sare leh Context link

Safarada booqashooyinka daryeelka caafimaadka
iyo farmashiyaha Context link

La hadalka kalkaaliyaha diiwaangashan
kalkaaliso wakhti kasta Context link

Irbado ku daaweynta jirka iyo
booqashooyinka xanuunka chiropractic Context link

$0 ee lacagta go'an ee caymiska ee loogu talagalay
baaritaanada Context link

Gurmadka Degdegga ah ee Shaqsiyeed
Nidaamka Jawaab-celinta Context link

Iyo macaashyo kale iyo
iyo astaamaha Context link

Ogow qorshayaasha UnitedHealthcare ee ka jira aaggaaga.

Qorshaha labada caymis ee loo qalmo ama macaashyada qorshaha Medicaid way isbeddeli karaan iyadoo ku xiran halka aad ku nooshahay. Context link Ku raadi koodhka Cinwaankaaga (Zip Code) si aad u hesho qorshaha saxda ah si loo daboolo baahiyaha daryeelka caafimaadkaaga. Context link

Xarunta dhigaalka Context link
Weli su'aal miyaad qabtaa Context link

Waxaan halkan u joognaa inaan ku caawino Context link

Nagala soo xiriir:
1-844-812-5967 / TTY: 711
8 subaxnimo ilaa 8 galabnimo waqtiga maxalliga, 7 maalmood toddobaadkii.

Powered by Translations.com GlobalLink OneLink Software