U gudub tusmada ugu weyn
Tusmada Ugu Weyn

Families and Children Medical Assistance (Medicaid) Sida La Isku Diiwaangeliyo

Hel daryeelka caafimaadka aad u-qalanto.
United Healthcare Community Plan of Minnesota waxay bixinayaan caymis loogu talagalay Families and Children Medical Assistance- kani waa barnaamij u adeegga haweenka uurka leh iyo carruurta, dadka waaweyn ee aan carruurta lahayn, shakhsiyaadka dakhligoodu hooseeyo, iyo qoysaska.

Qorshahan waxaa laga heli karaa gobolada soo socda: Anoka, Carver, Dakota, Hennepin, Ramsey, Scott, Washington

Si aad u aragto inaad u-qalanto, waxaad:

Waxaan sidoo kale kaa caawin karnaa adeegyada turjubaanka, oo ay ku jiraan Luqadda Farahadalka Mareykanka. Si aad u codsato in lagu caawiyo, fadlan wac 1-888-269-5410, TTY 711, Isniinta ilaa Jimcaha, 8 sn. ilaa 6 gn..

Wax Badan Ogow

Minnesota Families and Children and Minnesota Care 

Powered by Translations.com GlobalLink OneLink SoftwarePowered By OneLink