U gudub tusmada ugu weyn
Tusmada Ugu Weyn

UnitedHealthcare Indiana Hoosier Care Connect Sida loo beddelo qaabka mareegta

Mareegteenu waa la heli karaa waxayna taageertaa midabka, iftiinka, iyo isbeddelada cabbirka muuqaalka. Waxaad sidoo kale isticmaali kartaa shaashad akhriyayaasha oo waxaad ka boodi kartaa xakameeyayaasha.

Si aad u bedesho cabbirka erayada ku yaalo shaashaddaada:

  • Isticmaalayaasha Windows:
    • Si aad muuqaalka u weynayso, riix CTRL + CALAAMADA KU DARKA (+).
    • Si aad muuqaalka u yarayso, riix CTRL + CALAAMADA KA JARKA (+).
  • Isticmaalayaasha Mac:
    • Si aad muuqaalka u weynayso, riix COMMAND + CALAAMADA KU DARKA (+).
    • Si aad muuqaalka u weynayso, riix COMMAND + CALAAMADA KA JARKA (+).
  • You can also control the font size by using the plus or minus button in the upper right corner of your screen. 

Si aad midabada u bedesho:

  • Isticmaalayaasha Internet Explorer:
    • Xulo Qalabka
    • Xulo Ikhtiyaarada Intarnetka
    • Meesha qaybta Guud, ka eeg badhanka Midabada. Calaamadee sanduuqyada si aad doorashooyinkaaga u samayso.
  • Isticmaalayaasha Firefox PC:
    • Xulo Firefox (badhanka liimiga) ee ku yaalo xagga sare ee shaashaddaada
    • Xulo Ikhtiyaarada.
    • Gudaha sanduuqa gelinta, xulo Nuxurka
    • Xulo Farta & Midabada.
  • Isticmaalayaasha Firefox MAC:
    • Xulo Firefox (badhanka liimiga) ee ku yaalo xagga sare ee shaashaddaada
    • Xulo Dookhyada
    • Xulo Nuxurka
    • Xulo Midabka.
  • Isticmaalayaasha Chrome PC & MAC:
    • Dooro astaanta meenyuuga (3 dhibcood ama mararka qaarkood kayaabaha)
    • Dooro Setinada
    • Xulo Muuji Setinada horumarsan (mararka qaarkoodna waxa la oran karaa Xulo Nuxurka Horumarsan)
    • Xulo Nuxurka Mareegta
  • Isticmaalayaasha Safari PC & MAC:
    • Barawsarkani waxa uu u baahan yahay isticmaalka qaabka xaashida.
    • Ka xulo meenyuuga (sawirka marshada) ee ku yaalo xagga sare ee shaashaddaada
    • Xulo Dookhyada
    • Xulo Horumarsan
    • Xulo Qaabka xaashida.
Powered by Translations.com GlobalLink OneLink SoftwarePowered By OneLink