Hamm … waxay u egtahay il-mariskaagu (browser) inuu duugoobay.
Aan cusboonaysiinno il-mariskaaga si aad ugu raaxaysato mahadhada degdeg badan, ee degelka aadka u sugan.
Nagu saabsan
Ka caawinta dadka inay ku noolaadaan nolol caafimaad qabta®
UnitedHealthcare waxay u heellan tahay inay dadka ka caawiso inay ku noolaadaan nolol caafimaad leh iyo ka dhigto nidaamka caafimaadka mid si fiican ugu shaqeeya qof kasta.
Waxaan u adeegnaa malaayiin dad ah oo ka hela caymiskooda barnaamijyada gobolka sida Medicaid
Waxaan bixinaa qorsheyaal badan oo loogu talagalay:
- Hooyooyinka uurka leh iyo ilmahooda.
- Carruurta da'doodu tahay ilaa 19 jir.
- Dadka waaweyn iyo qoysaska xilliyada dhaqaale xumada.
- Dadka la nool naafonimada ama xaaladaha kale ee caafimaad ee halista ah.
- Dadka u baahan in la caawiyo si ay ugu noolaadaan si madax-bannaan.
- Waayeellada u-qalma Medicare iyo Medicaid labaduba.
Waxaan nahay hormuudka qorshaha laba geesoodka ah ee loo qalmi karo ee Maraykanka.1
UnitedHealthcare Dual Complete® wuxuu caymiyaa dadka u-qalma Medicaid iyo Medicare labaduba.
Waxaan u adeegnaa xubno badan oo labada caymis u-qalmo oo joogo gobollo badan marka loo eego shirkad kasta oo kale oo daryeelka caafimaadka.1
Miyaad raadinaysaa nooc kale oo Qorshaha Medicare ah?
Miyaad raadinaysaa nooc kale oo qorshaha UnitedHealthcare ah?
Hel qorshayaasha ka jira aaggaaga
* Iyadoo ku saleysan saamiga suuqa qaranka laga bilaabo 2021
Xiriiriyahan ayaa la diyaariyaa si aad macluumaad uga hesho mareegta qolo saddexaad. Xiriiriyahan ayaa loo bixiyaa oo keliya si habboon, mana ahan ayidida waxa ku jira mareegta ay leedahay qolo saddexaad ama alaab ama adeeg kasta oo lagu bixiyo mareegtaas. Annagu mas'uul kama nihin alaabaha ama adeegyada la bixiyo ama waxa ku jira degel kasta oo nagu xiriirsan ama xiriiriye kasta oo ku jira shabakad nagu xiriirsan. Ma samayno wax matalaad ah oo ku saabsan tayada alaabaha ama adeegyada la bixiyo, ama waxa ku jira ama saxnaanta agabyada ku jira mareegaha caynkaas ah.